Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil isugu jira Soomaali & Itoobiyaan (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo booqashonku jooga magaalada Xudur ayaa gudoomiyey kulan ay isugu yimadeen saraakiisha laamaha amaanka gobolka Bakool. Waxaa shirkan looga hadlay xoojinta Nabada degmooyinka gobolka iyo sidii loo dardar gelin lahaa howlgalada ka socda gobolka ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxaa ka mid ahaa xubnaha ka qeyb galay shirka Wasiir … Continue reading Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil isugu jira Soomaali & Itoobiyaan (Sawirro)